Home Afsomali Dhageyso:-Gudoomiyaha Aqalka Sare Oo Fariin U Diray Guddiga Dib U Eegista Dastuurka...

Dhageyso:-Gudoomiyaha Aqalka Sare Oo Fariin U Diray Guddiga Dib U Eegista Dastuurka Soomaaliya

Kadib doorashadii Guddiga dib u eegista iyo laosocdka Dastuurka Federaalka Soomaaliya ee loo dortay xilkaas Senatar Cabdi Xasan Cawaale qeybdiid ayaa waxa dardaaran u jeediyay gudoomiyaha Aqalka Sare.

Cabdi Xaashi Cabdillaahi gudoomiyaha Aqalka Sare ayaa sheegay in Guddigan laga sugayo dib u eegis lagu sameeyo dastuurka dalka oo ah mid qabyo ah si loo dhamestiro.

Waxa uu sheegay in guddiga Madaxa Banaan ee lasocodka Dastuurka looga baahan yahay iyaga oo kaashanaya Wasaarada Dastuurka Soomaaliya dhamestirka dastuurka Soomaaliya si Baarlamaanka Soomaaliya u ansixiyaan.

https://youtu.be/MkOqPtIk6Bc

Dhanka youtube ka

 https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.