Home Afsomali Dhageyso Fanaanka Cabdi Tahliil Warsame oo Muqdisho Mudo ku xanuunsan ayaa markii...

Dhageyso Fanaanka Cabdi Tahliil Warsame oo Muqdisho Mudo ku xanuunsan ayaa markii ugu Horeysay Howlo Caafimaad oo dalka Hindiya ah loo Qaadayo iyo lacago loo Aruuriyey Oo la gaarsiiyey Qoyskiisa

Fanaanka Cabdi Tahliil Warsame oo ah Fanaan qaran mudo badanna ku xanuunsanaa guri ku yaala Meel u dhaw Madaxtooyada Soomaaliya ayaa maanta markii ugu horeysay la siiyay lacatii loogu qaadi lahaa Caafimaad Dibadda ah.

Wariye Cabdi Maalik Sheikh Muuse “Coldoon” oo ah wariye ka shaqeeyo Arimaha samafalka ayaa lacag dhan $21,000 oo dibadda gaar ahaan India loogu qaado ka soo aruuriyay Dad badan oo Soomaaliyeed oo qurba joog ah.

Fanaanka Qaran Cabdi Tahliil ayaa sanado badan sariir saaran isagoo gabay dhamaan dhaq dhaqaaqii kadib Cuduro is biirsaday iyo Dayacaad qarankiisa kaga yimid.

Kulanka lacagta lagu siiyay ayaa waxaa ka qeyb Abwaan Cusmaan C/llaahi Guure  iyo Wariye Cabdi Maalik 

Hoos ka dhageyso Warbixinta.

Dhanka youtube ka

 https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.