Home Afsomali Dhageyso Gaari Weyn oo dul Marey Laba Qof oo cuuryaamin ah kuwaas...

Dhageyso Gaari Weyn oo dul Marey Laba Qof oo cuuryaamin ah kuwaas oo isla goobtii Ku geeriyootay

Barqanimadii Maanta ayaa waxaa Gudaha Suuqa Bakaaraha gaar ahaan qeybta Badarka waxaa ka dhacay Shil gaari kaas oo sababay dhimashada dad Shacab ah.

Shilkaan ayaa yimid kadib markii Gaari nooca xamuulka qaada ee loo yaqaano Jante-diyeeshaha uu jiiray goob ay ku sugnaayeen dad Curyamiin ah taas oo sababtay geerida laba ruux oo ka mid ah curyamiintaas.

Intaas kadib waxa goobta gaaray ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaliya kuwaas oo goobta ka waday dadkii la socday ama watay gaariga waxyeelada dhimashada ah geestay.

Hoos Ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.