Home Afsomali Dhageyso Goodax Bare cida Dalka qalqalainaayo waa ragii uu hogaaminayey Xasan...

Dhageyso Goodax Bare cida Dalka qalqalainaayo waa ragii uu hogaaminayey Xasan Sheikh iyo saaxiibadii sagaal bil oo aan mushaar la qaadan ayuu xafiiska ka tagay

Xildhibaan C/laahi Goodax Barre oo Kamid ah Xildhibaanadda baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku eedeeyay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud iyo ragii la shaqeynayay fowdada dalka haatan ka jirta.

Xildhibaan C/laahi ayaa sheegay in ay hayaan cadeymo muujinaya in Xasan Shiikh Maxamuud uu Taleefan kula soo hadlo waqti walba ragga mucaaradka ku ah Dowladda Federaalka Soomaaliya, islamarkaana uu ku dhiirigaliyo khalkhalka lagu hayo dowladda Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.