Home Afsomali Dhageyso Gudoomiyaha dagmada …… ganacsigii Suuq Bacaad Waxaan u xirnay Sababo amaan

Dhageyso Gudoomiyaha dagmada …… ganacsigii Suuq Bacaad Waxaan u xirnay Sababo amaan

Waxa uu sheegay in Maamulka degmada Yaaqshiid uusan marnaba aqbalaeyn in Suuqaasi in qof lagu dilo hadana si fudud uu uga baxsado qofkii dilay  isaga oo sheegay in Ganacsatada laga doonayo in ay Ciidamada iyo Maamulka la Shaqeyaan.

Ugu dambeyn waxa uu sheegay in hadda Xarunta degmada uu ka socdo shir u dhaxeeya Masuuliyiinta Maamulka degmada iyo Dhamaan Ganacsatada kaas oo ku sabsan sidii  looga dhaadhicin lahaa in ay amniga ka Shaqeeyaan saacadaha nasoo aadana Suuqii dib loo furi doono.

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Gudoomiyaha Degmada Yaaqshiid

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.