Home Afsomali Dhageyso Gudoomiyaha Gudiga Doorashooyinka oo xanibaad ku soo rogtay in uu oday...

Dhageyso Gudoomiyaha Gudiga Doorashooyinka oo xanibaad ku soo rogtay in uu oday dhaqmeyd Danbe xildhibaano soo xulo

Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka madaxa banaan Xaliimo Ismaaciil Ibraahiim “Xaliimo Yarey” ayaa sheegtay in doorashada 2020-ka aysan wax talo ah ku yeelan doonin Odayaasha dhaqanka ee Beelaha Soomaaliyeed.

Xaliimo Yarey ayaa tilmaamtay in loo gudbin doono hanaan guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ay uga qeyb galayaan doorashada soo socota.

Sidoo kale Xaliimo Ismaaciil Ibraahim “Xaliimo Yarey” guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Qaranka ayaa hoosta ka xariiqday in ay baari doonaan waxa sababay in Haweenka Soomaaliyeed ay ku yaraadaan siyaasadda dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.