Home Afsomali Dhageyso Gudoomiyaha Gudiga Gurmadka Qaran Cabdullaahi Maxamed Shirwac oo halkii laga sugaayey...

Dhageyso Gudoomiyaha Gudiga Gurmadka Qaran Cabdullaahi Maxamed Shirwac oo halkii laga sugaayey in uu dhaawacyada suudan dhaqaale u diro fariin u direy Madaxda qaranka

fariin ku socoto RE Xasan Cali Kheyre iyo dayaca heysta Dhaawacyadii suudan loo qaaday

Gudoomiyaha Gudiga Qaran ayaa sheegay in Suudaan ay ka soo gaarayaan fariimo kala duwan dalka Suudan taas oo ku aadan duruufo kala duwn oo ay qabaan dhaawacyadii loo qaday dalkaas.

Cabdullaahi Maxamed Shirwac ayaa sheegay in habeen iyo Maalin ay cabashadaas u timaado 161 qof, isla markaana qof ka mid ah dhaawacyadii la qaaday uu geeriyooday.

Waxa uu ka dalbaday Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya in dadkaas oo qaarkood xataa aysan heysan waxyaabihii ay cuni lahaayeen kiradii gurigooda, iyo abahiyo kale oo farabadan intba.

Marka lagas oo tago hadalka Gudoomiyaha Guddiga Gurmad qaran ayaa waxaa horay u jirtay in Baraha Bulshada lagu soo bandhigayay cabashada dadkaas.

Hoos Ka Dhageyso Codka Gudoomiyaha.

.

.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.