Home Afsomali Dhageyso ID card lama Weydiin karo Darawalada Marka Ay wadooyinka Marayaan

Dhageyso ID card lama Weydiin karo Darawalada Marka Ay wadooyinka Marayaan

Wasiirka Wasaarada amniga xukuumadda Soomaliya Maxamed Abuukar Isloow ducaale oo hadal ka jeedinayay munaasabad lagu soo gaba gabeynayay Barnaamijka Hiigsiga Caasimadda ayaa sheegay in Shacabka Muqdisho aan la weeydiin doonin Kaararka Aqoonsiga.

Wasiirka ayaa sheegay in xiligaan wixii ka dambeeya Shacabka ku nool Magaalada Muqdisho aan la weyydiin doonin kaararka Aqoonsiga, balse ay dhici doonto kaliya in ciidamadu ay baaraan.

Waxa uu shegay Wasiirka in arrintaan ay uga jawaabayaan Cabsho uga timid inta badan Bulsahda ku nool gobolkaan Banaadir.

Sikastaba hadalka Wasiirka ayaa ku soo aadaya xili mararka qaar Shjacabka Muqdisho la weeydiiyo Kaararka Aqoonsiga, taas oo dhibaato ku noqota.

Hoos Ka Dhageyso Codka Wasiirka Amniga.

Dhanka youtube ka

 https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.