Home Afsomali Dhageyso jawaari Dhalinyaradu ha ka shaqeyso sidii ay dalka nabad iyo horumar...

Dhageyso jawaari Dhalinyaradu ha ka shaqeyso sidii ay dalka nabad iyo horumar u gaarsdiin lahaayeen

Miinooyin Laga Soo Saaray Garoonka Kubada Cagta Banaadir Oo Galabta Ciyaar Ka Dhici Laheyd

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan ayaa dhalinyarada Soomaaliyeed ugu baaqay in aysan ogolaan in mar kale uu dhaco firaaq dowlad la’aan.

Waxa uu sheegay in dhalinyarada looga baahan yahay iney ka shaqeeyaan sidii dalka Soomaaliya uu hormar u gaari lahaa looguna gudbi lahaa marxaladaha uu hada marayo.

Sidoo kale waxa uu sheegay in hada loo baahan yahay kaalinta dhalinyarada Soomaaliyeed isla markaana ka shaqeeyaan nabadgalyada iyo xasiloonida dalka.

Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa waxa uu ugu baaqay in ay ka fogaadaan kala qeybsanaan dhexdooda ah iyo qabyaalada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.