Home Afsomali Dhageyso Maamulka Puntland oo ka Cabanaya Maraakiib Shisheeye oo kala firdhisa kaluun...

Dhageyso Maamulka Puntland oo ka Cabanaya Maraakiib Shisheeye oo kala firdhisa kaluun u dhalilahaa

Maamulka Magaalada Gardafuu ee gobolka Bari puntland ayaa cabasho ka keenay Maraakiib kuwa dagaalka ah oo ku sugan Xeebaha Magaalada Caluula,kuwaas oo dhowr mar horay looga cawday.

Gudoomiyaha Magaalada Gardafuu Maxamuud Axmed Ceynab oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Maraakiibtaas oo sisharcidaro ah uga kaluumeuysata Xeebaha Magaaladaas ay mararka qaar duqeyn u geesta hareeraha Xeebaha taasina ay dhibaato keeni karto.

 

Hoos Ka Dhageyso Codka Gudoomiya Magaalada Gardafuu

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.