Home Afsomali Dhageyso Madaxweyne Faroole Somaliland waxay ka mid tahay somaliweyn waana la dhameynayaa...

Dhageyso Madaxweyne Faroole Somaliland waxay ka mid tahay somaliweyn waana la dhameynayaa wixii ay tabanayaan

Ka dib Markii doorashadii gudoonka aqal sare uu ku guuley in uu Noqdo Gudoomiyihii ugu horeeyey Xildhibaanada Aqalka sare Cabdi Xaashi ayaa arintaasi waxaa soo dhaweeyey dhamaan Mudanayaashii ka qeybgalay doorashada waxaa ayna ku tilmaamen guul u soo hoyatay bulshada somaliyed oo ay ku jidho beelaha Somaliland waxayna hoosta ka xariiqeeyn in ay jirto weli Midnimadii umadda somaliyeed.

Dhageyso Faroole 

Mudanayaashii aqalka sare ee Munaasibada ka hadlay waxaa ka mid ahaa Madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole ahna xildhibaan ka tirsana aqalka sare ee baarlamaanka wuxuuna khudbadiisa ku soo darey in doorashada cabdi xaashi ka turjumeyso ka mid ahaashiyaha Somaliland mujtamaca somaliyeed oo aysan weli ka bixin wuxuuna ku tilmaamay guul la taaban karo

Raoole ayaa xusay in Maadaama cabdi Xaashi ka soo jeedo beelaha Reer Somaliland uuna hada yahay gudoomiyaha Aqalka sare somaliya ayna Somaliland awooda dalka wax ka hageyso ayna  kana mid tahay tahay somaliya

Cabdiraxmaan faroole” waa jiraan qaladaad ay tabanayaan shacabka iyo madaxda reer Somaliland balse dib ayaa laga sixi doonaa  hadiiba aan dooranay Cabdi Xaashi “

Somaliland ayaa ka mid ah beelaha ugu waaweyn dalka ee helay xilalka sare halka hoolaha aan awooda badan laheyn aanan la siinin qabashada jagooyinka waaweyn ee dalka.

https://youtu.be/N5I81-k_a18

Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.