Home Afsomali Dhageyso maxaabiis iyo Gaadiid la kala heystay oo ay dib isugu celiyeen...

Dhageyso maxaabiis iyo Gaadiid la kala heystay oo ay dib isugu celiyeen beelo wada daga galgaduud

6 Maxaabuus  iyo Gaadiid ay kala heysteen Beelaha walaalaha ah ee caabuud waaq iyo hobyo oo dib isugu celllinayo

Waxaa Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG,Kah ee Maamulka Galmudug waxaa  kulan ku yeeshay Odayal ka kala socday degmooyinka Degmooyinka Cadaado iyo Cabudwaq ee G/Galgaduud kulankas oo xal looga gaaray xiisad sababtay in dad iyo Gawaari lakala afduubto

Odoyaasha Iyo Waxgaradka Dagmooyinka Cadaaco Iyo Cabudwaaq ee kulmay ayaa ugu dambeyn ku guuleystay Siidaynta  dad Gaaraya Ilaa 6 Kuwaas oo lagu Kala Haystay Labada Magaalo.

Odoyaasha ayaa Sidoo kale ku guuleystay Siidayn Gawaari iyana la kala heystay.xili aysan joogin Qaramada Midoobay

Nabadoon Xasan dhoore oo ka mid ah Waxgaradka Magaalada Cadaado kana mid ahaa Odayaashii kulmay ayaa ka warbixiyay kulankaas iyo waxaybihii ka soo baxay.

Hoos Ka Dhageyso Codka 

 

 

.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.