Home Afsomali Dhageyso Muqtaar roobow oo loogu Baaqay in uu shacabka Cafis Guud Weydiisto

Dhageyso Muqtaar roobow oo loogu Baaqay in uu shacabka Cafis Guud Weydiisto

Wasiirka Ganacsiga Maamulka Koofur Galbeyd oo Muqtaar roobow ugu Baaqay in uu shacabka Cafis weydiisto

Cabdullaahi Sheekh Xasan oo ah Wasiirka Dastuurka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ka hadlay isasoo dhiibitaankii Muqtaar Rooboow Cali Abuu Mansuur oo horay uga mid ahaa Al-Shabaab.

Waxa uu sheegay in isasoo dhiibitaanka Muqtaar rooboow aysan xiligaan aheyn wax macno leh,islamarkaana ay u geysay in xaalad xun uu galay maadaama uu khilaaf kala dhaxeeyay isla Al-Shabaab.

Waxa uu hadalkiisa intaas raaciyay in Muqtaar Rooboow waajibaadka koowaad ee looga baahan yahay ay tahay in uu Cafis weeydiisto Shacabka Soomaaliyeed oo uu sheegay in uu qalad badan ka galay sida uu hadalka u dhigay.

Dhanka youtube ka

 https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.