Home Afsomali Dhageyso Ogeysiis laga Bixinaayo Dhulka ku yaalla Degmada Wadajir oo aan Iib...

Dhageyso Ogeysiis laga Bixinaayo Dhulka ku yaalla Degmada Wadajir oo aan Iib iyo kiro aheyn

OGEYSIIS   Waxaa  dhammaan DadweynahaSoomaaliyeed ee sharafta leh meel kastaoo ay joogaanba DalkaGudihiisa iyo Dibediisaba la ogeysiinayaa in Dhulka ku yaalla DegmadaWadajir, Xaafadda Buulo Xuubeey, agagaarka Jaamacadda Indian Ocean, dhulkaasoo cabbirkiisu dhan yahay 40mx50m, soohdintiisuna tahay Bari Jid, GalbeedGuri dad, WaqooyiJid, KoofurGuri dad, uu milkiyadiisa leeyahay Cabdisalaan Nuur Yalaxow islamarkaana uu san beeca ehayn.

Sidaas darteed waxaa mar labaad la ogeysiinayaa Dadweynaha Soomaaliyeed in dhulkaasaaney ku kadsoomin oo aaney ka iibsan cid kale oo aan milkiyadiisa laheyn.

OGEYSIIS 

Waxaa dhammaan Dadweynaha Soomaaliyeed ee sharafta leh meel kasta oo ay joogaanba Dalka Gudihiisa iyo Dibediisaba la ogeysiinayaa in Dhulka ku yaalla Degmada Wadajir, Xaafadda Buulo Xuubeey, agagaarka Jaamacadda Indian Ocean, dhulkaas oo soohdintiisuna tahay Bari Jid, Galbeed Guri dad, Waqooyi Jid, Koofur Guri dad, uu milkiyadiisa leeyahay Cabdisalaan Nuur Yalaxow islamarkaana uusan beec ahayn.

Sidaas darteed waxaa mar labaad la ogeysiinayaa Dadweynaha Soomaaliyeed in dhulkaas aaney ku kadsoomin oo aaney ka iibsan cid kale oo aan milkiyadiisa laheyn.

Mahadsanidiin.

Ogeysiiska Hoos ka dhageyso 

 

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.