Home Afsomali Dhageyso qaabkii uu u dhacay dilka iyo dhaawaca ka dhacay deegaanka calamada

Dhageyso qaabkii uu u dhacay dilka iyo dhaawaca ka dhacay deegaanka calamada

Tabare ku xigeenkii Kooxda Bariga Dhexe oo ka dhisan Degmada Afgooye ayaa ku dhintay Rasaastaasi, waxaana la dhaawacay C/laahi Mayow oo kooxda Elman u wata Lambarka 24-aad iyo Cumar Muumin Cumar oo kooxda Elman u wata Lambarka 7-aad.

Xoghayaha kooxda Elman Maxamed Cumar Moha oo la hadlay Risaala ayaa xaqiijiyay warkan, wuxuuna sheegay Tababare ku xigeenkii Kooxda Bariga Dhexe in uu dhintay, halka Cayaartoyda dhaawacantayna lagu daweynayo Isbitaalka Digfeer ee Muqdisho, xaaladoodana ay aad u adagtahay.

Wuxuu kaloo sheegay Xoghayaha in maanta la fasaxay Cayaartoyda ayna ku sii jeedeen Guryahooda oo ku yaalla Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.