Home Afsomali Dhageyso Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan iyo qorshaha hubka Soomaaliya

Dhageyso Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan iyo qorshaha hubka Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo la hadlay Warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in dowladda Soomaaliya ay bilowday sidii xayiraada hubka looga qaadi lahaa dalka.

Mudane Kheyre ayaa sheegay in Soomaaliya aysan awood yeelankarin inta ay saaran tahay cuna qabateynta hubka.

Madaxweynaha ayuu sheegay in ay arintaasi ay ka wada hadleen , islamarkaana uu socdo qorshihii xayiraada hubka Soomaaliya looga qaadi lahaa si ciidamada Ammaanka ay u helaan hub ay dalka ku difaaci karaan.

Soomaali ayaa waxaa saaran cunaqabateyn Jilicsan oo dhanka hubka ah , waxaana madaxda dowladda ay ka cowdaan in aysan ciidamada Ammaanka haysan hub ay dalka ku difaacikaraan.




Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.