Home Afsomali Dhageyso:-Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo KA Hadlay Dhibaatooyinka ay leedahay Qabyaalada

Dhageyso:-Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo KA Hadlay Dhibaatooyinka ay leedahay Qabyaalada

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali kheyre,ayaa sheegay in dalka uu soo maray xili dadku ay qabyaalada ku faanaan,islamarkaana caqiidada koowaad ay dadku ka dhigteen.

Waxa uu sheegay in qabyaaladu dalka iyo dadka Soomaaliyeed ay u horseeday in dhibaato iyo in aan waxba la soo kordhin.

“waxaad ogaatiin in qabyaaladu sideedaba aysan xaduuda kaa gudbin karin in qabiilku uusan kuu yeeli karin han,in aad ogaatid in qabiilku yahay in qofka aad ka garaneysid oo kaliya Wajiga balse aan qabiil ku raacin.

 

Madaxda ugu sareysa dalka ayaa dhowr mar waxa ay ku cel celiyeen in dhibaatada dalka ka jirta ay tahay qabiil sidaas darteedna loo baahan yahay in laga gudbo.

Hoos Ka Dhageyso Codka Ra’iisul Wasaaraha.

https://youtu.be/MkOqPtIk6Bc

Dhanka youtube ka

 https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.