Home Afsomali Dhageyso Sh Xasan Daahir oo Alshabaab ku taageeray weerarkii Gaalkacyo

Dhageyso Sh Xasan Daahir oo Alshabaab ku taageeray weerarkii Gaalkacyo

Waxaa uu tilmaamay Shabaab inkastoo fulinta weerarkaasi ay kaga farxiyeen bulshada, haddana ay sameeyaan xilliyada qaar inay fuliyaan weeraro ay kaga oohiyaan shacabka Somaliyed.

“Qoladii sameysay waa ku ammaanan yihiin, waana dareemayaa Somalida dhan ayaan la wadaagayaa nin kasta oo Islaam ah oo garanaayay ninkaasi & fidnadiisa ay gaartay waa ay ku faraxsan yihiin, wixii ay bi’iyeen oo hadhow marna dadka ka farxiyaan marna ay ka oohinayaan ceebtaasi waa leeyihiin, laakiin acmaashooda ilaahey ayaa ku xisaabayaa.” Ayuu yiri Sheekh Xasan Daahir Aweys.

Bulshada Soomaaliyeed ayaa ku kala aragti duwanaaday markii uu dhacay weerarkii Shabaab ay ku qaadeen Xertii C/wali Cilmi Yare oo 18 qof oo wadaadkaasi, Xaaskiisa iyo carruur uu dhalay ay ku dhinteen weerarkaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.