Home Afsomali Dhageyso Shiiqaal oo majeerteen ugu baaqday in ay xukun adag marsiiyaan ninkii...

Dhageyso Shiiqaal oo majeerteen ugu baaqday in ay xukun adag marsiiyaan ninkii kufsiga iyo dhaawaca u geystay gabadhooda una mahadceliyey Axmed madoobe

Magaalada Muqdisho ee caasimada dawlada Soomaaliya ayaa kulan ay soo qaban qaabiyeen maamulka degmada Kaxda iyo gudoomiyaha ururka haweenka wuxuu ka dhacay degmadaasi.

Kulankan ayaa dawlada Puntland loogu dirayey fariin ku aadan inay xeer adag iyo sharciga ay marsiiyaan haweenay dhawaan Askari ka tirsan kuwa dawlada Puntland uu ku Kufsiga ugu gaystay degmada Boosaaso.

Maamulka degmada,Waxgaradka iyo Masuuliyiinta ururka haweenka dawlada federalka Soomaaliya ayaa sidoo kale waxay u mahad celiyeen maamulka Jubbaland soo qabashada ninkii dhawaan Kufsiga u gaystay Haweenay kasoo jeedda degaanada Puntland.

waxaa ino dhaxeyn doono sida u Noqdo xakunka ay ku ridaan ninkaas oo ay ku tilmaameen doqon

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.