Home Afsomali Dhageyso Siyaasiyiin ku faraxsan Howlaha ay dalka ka wadaan madaxweynah iyo Raiisal...

Dhageyso Siyaasiyiin ku faraxsan Howlaha ay dalka ka wadaan madaxweynah iyo Raiisal wasaaraha soona dhaweeyey Garsoorayaal Shaqadii Laga eryey

 

Shacabka oo soo dhaweeyey garsoorayaashii laga eryay Maxkamda  in ay ka howlgalaan 

Waaxa Wareegto ka soo baxday Xafiiksa Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Dalka Ibraahim Iidle Suleebaan lagu sheegay 18 Garsoor oo ka howlgala Maxkamadaha Gobolka Banaadir iyo kuwa Degmooyinka Gobolka Banaadir,laga joojiyay shaqadii hayeen,arintaas ayaa wali aan la ogeen sababata ka dambeysay.

Siyaasi Sheekh Xasan oo ka mid ah Siyaasiyiinta Soomaaliyeed oo la hadlaysaxaafada  ayaa sheegay in Madaxweynaha uu ka faraxsiyo marwalbo arimaha uu sameyo,islamarkaana Hey”addaha kale ee la shaqeya Madaxweynaha ay sii xoojiyaan wada shaqeyntooda,waxa uuna hoosta ka xariiqay in haddii yihiin Shacabka la dhageysto madama arimo badan ay horay ula soo kulmeen.

Siyaasiga ayaa dhinaca kale tilmaamay in uu ka codsanaya in dhammaan lakala diro Dadka hada ka shaqeya Garsoorka lana keeno Dad Cusub oo Diinta wax ka yaqaano si ay u yaraato arimaha ka Garsoorka looga qabanayo.

Hoos ka Dhageyso

hanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.