Home Afsomali Dhageyso soocade oo iska asilay xilkii warfaafineyd ee maamulka Puntland

Dhageyso soocade oo iska asilay xilkii warfaafineyd ee maamulka Puntland

soocade

Wasiirka warfaafinta Puntland Maxamuud Xasan Soocadde ayaa sheegay inuu iska casilay xilkii wasiirka warfaafinta Puntland islamarkaana uu madaxweynaha ugudbiyay warqadiisa iscasilaada.

Wasiirkii hore ee warfaafinta oo la hadlay Warbaahinta  ayaa  sheegay inuu isku casilay sababo iyo daruufo qoys oo isaga u gaar ah, waxaana  uu Xusay inuu Madaxweynaha Puntland uu ka aqbalay.

Soocadde ayaa waxaa in badan ka Cabanayay Warbaahinta Puntland,asagoo Amaro adag dul dhigay Saxafadda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.