Home Afsomali Dhageyso Sulka Guud ee Subeer Awal oo diiday in uu somaliland ...

Dhageyso Sulka Guud ee Subeer Awal oo diiday in uu somaliland yimaado suldaanka Oromada

Suldaanka guud ee beelaha Suber Awal Suldaan Xassan ayaa waxaa uu si adag ugaHadley wararka sheegaya in magaalada Hargeysa uu iman doono suldaanka guud ee Qoomiyada Oromada .

Suldaan Xassan ayaa ayaa si adag uga horyimid safarkaas uu Hargeysa ku imaanyo Suldaaanka guud ee Oramadu isla markaana waxaa uu ku goodiyey in aaney suldaankaasi la kulmi doonin qaabili doonin

Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.