Home Afsomali Dhageyso Taliyaha Saldhiga Ciidamada Bolice-ka ee dagmada Afgooye oo sheegay in la...

Dhageyso Taliyaha Saldhiga Ciidamada Bolice-ka ee dagmada Afgooye oo sheegay in la qabtay 12 qof oo dhac u geysan jiray dadka Shacabka ah

Howgal ay Ciidamada amniga degmada Afgooye ay sameeyeen saacadihii la soo dhaafay ayaa waxa ay gacanta ku dhigeen Kooxo hubeysan kuwaas oo mararka qaar falal amnidaro ah ka geysan jiray Xaafadaha degmadaas.

Taliyaha Saldhiga degamada Afgooye C/risaaq Aadan oo la hadlay Saxaafada  Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegay in howlgalladii u dambeeyay lagu qabtay 12 qof oo falal ay dhac ka mid yihiin dadka u geysan jiray Gacanta lagu dhigay.

Hoos Ka Dhageyso Warbixinta uu soo diray Wariye Maxamed Cusmaan Ma’da

Dhanka youtube ka

 https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.