Home Afsomali Dhageyso Wasiir Ethiopia dakada barbara sheerka iyo maalgalishiga anaga ayaa aad u...

Dhageyso Wasiir Ethiopia dakada barbara sheerka iyo maalgalishiga anaga ayaa aad u adeegsan doono

DP WORLD, Dubai, United Arab Emirates, May 10, 2007 (Photo by Nemanja Seslija/ITP Images)

Wasiirka Gadiidka ee dawlada Federaalka ah ee Itoobiya ayaa isagu oo ku sugan dalka Jabuuti isla markaana ka qeyb galaayey munaasibad loo sameeyey dekada Cusub oo dalka Jabuuti sameystay waxaa uu ka Hadley saamiga laga siiyey dawladiisa Dekada Berbera.

 

 

Wasiirka ayaa waxaa uu sheegay in dekada Berbera ay noqon doonan cid ugu badan ee Isticmaali doonta isla markaana waxaa uu hoosta ka xariiqay in kaliyaata aaney isticmaali doonin ee ay maalgaashi ku sameysan doonan.

Dhanka youtube ka

 https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.