Home Afsomali Dhageyso Wasiirka Waxbarashada “Ardaygii Dhigta Jaamacad aan Dowladu Aqoonsaneyn shahaadadiisa lama Aqbalayo...

Dhageyso Wasiirka Waxbarashada “Ardaygii Dhigta Jaamacad aan Dowladu Aqoonsaneyn shahaadadiisa lama Aqbalayo “

Tan iyo burburkii dalka wixii ka dambeeyay waxaa dalka Soomaaliya ku soo badanayay Jaamacadda sigaar ah loo leeyahay,kuwaas oo ay wax ka bartaan kumaan Arday Soomaaliyeed kuwo kalena ay horay uga baxeen.

Wasaarada waxbarashada Soomaaliya ayaa haatan wada qorsho la doonayo in lagu tayeeyo Jaamacaddaha dalka ku soo badanaya,islamarkaana tirakoob lagu sameeyo.

Wasiirka waxbarashada Soomaaliya Cabdiraxmaan Daahir Cusmaan ayaa sheegay in ay jiraan Jaamacaddo farabadan oo dalka ku yaala kuwaas oo aan laheyn tayo waxbarasho,islamarkaana u baahan in dib u eegis lagu lagu sameeyo tayadooda waxbarasho.

Dhanka youtube ka

 https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.