Home Afsomali Dhageyso Xildhibaan Koofur Galbeyd Waan Badaleynaa Hogaanka Maamulka Si looga Baxo kali...

Dhageyso Xildhibaan Koofur Galbeyd Waan Badaleynaa Hogaanka Maamulka Si looga Baxo kali talisnimada

Xildhibaan Dhubad Maxamed Dhaqane oo ka mid ah Xildhibaanada maamulka Koonfur Galbeed oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ay u midoobeen sidii ay xilka kaga qaadi lahaayeen Madaxweynaha maamulkaasi.

Waxaa uu sheegay in xildhibaanada Koonfur Galbeed ay qaateen Go’aan mid ah kaasoo ah in xilka laga qaado Madaxweyne Shariif Xasan.

16-Ka Bishaan ayuu sheegay in kulanka Baarlamaanka uu ku furmi doono Mooshin ka dhan ah Madaxweyne Shariif Xasan .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.