Home Afsomali Dhageyso Xildhibaan Sandheere oo ka hadlay xasaanad ka qaadida xildhibaanada mooshinka...

Dhageyso Xildhibaan Sandheere oo ka hadlay xasaanad ka qaadida xildhibaanada mooshinka keena dhoofinta Dhuxusha iyo arimo kale

Doorashada soo socota ee Jubbaland iyo in isbadal dhaba oo muuqda in loobahan yahey

Siyaasiga weyn ee somaliyeed ee Beesha Shekhaal

Xidhibaan hore Cabduqaadir Maxamed Adan ( Sandheere ) ayaa dhaleeceeyey maamulka Axmed madoobe wuxuuna hadlay arimaha musaafurinta xildhibaanada iyo sida xasaanada looga qaaday

Xildhibaan Hore Cabdulqaadir Maxamed Aadan “Sandheere” Ayaa Waxaa Uu Si Qoto Dheer Uga Hadalay Xaalada Jubaland Ay Ku sugan tahay Xiliga la Joogo Sandheere ayaa waxaa uu sheegay in Maamulka Hada ka jira Jubaland ay ka Gaabiyeen Waajibaadkii loo Idmaday Loona Baahan yahay in Jubaland la Badbaadiyo

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.