Home Afsomali Dhamaan xildhibaanada ganacsatafa siyaasiyiinta culumada dhalinyarada iyo haweenka beesharanle waxay tacsi...

Dhamaan xildhibaanada ganacsatafa siyaasiyiinta culumada dhalinyarada iyo haweenka beesharanle waxay tacsi tiraanyo u dirayaan qoyskii qaraabadii iyo ehelkii uu ka baxay nabadoon Maxamed Cali Khanyare oo Nairobi ku geeriyooday

Ina lilaahi wa ina ileyhi raajicuun.

Inaa lilaahi waa inaa ilayhi raajicuun walaalkayni qaali ahaa Maxamed Ali qanyare Allaha unaxariisto

Allah ha u naxariisto waxaa galabta Nairobi ku geeriyooday walaal iyo waalidba ahaa Maxamed Cali Qanyare oo ahaa nabadoon soomaaliyeed kana mid ahaa ganacsatada waa weyn ee dalka Kenya.

Waa geeri naxdin leh ee Allah dambigiisa ha dhaafo oo janno ha ugu bishaareeyo, dhamaanteena samir Allah naga siiyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.