Home Afsomali dhaqanka Wanaagsan Ajir ayaa kuugu socdo mar kasta u hiili danyarta

dhaqanka Wanaagsan Ajir ayaa kuugu socdo mar kasta u hiili danyarta

guryo dabaqyo ah gaadiid raaxo iyo quruxda Nolosha aduunka dadku waa jecel yihiin balse lama wada helo

Sidaan u jecel nahay ineynu helno nolol qurux badan  ugu noolaano ayey u jecelyihiin laakiin daruufta usaamaxi weydey oo mahelaan inta badan bulshada caalmku hayeeshee aynu sifiican ula macaamilno inta danta yar  oo qalbi nadiif ah markey  shaqo noo hayaan madaxana aan usalaaxno intaas ayaaba farxad ugu filan.

 

Waxaa arkeysaa wiil marka uu kabaha u baalashalo ama gaariga u meyreay dhaqo lacagta u diidaya ma og tahay inaa khasaaro weyn dusha iska saartey?

 

Hadii indhahaaga qabtaa u hiili cunuga yar oo ladulminayo  adigana ajar weyn ayaa ka heleysaa inshallah

 

Aadbaa  uga murugooda markaa arko ama maqlo ciyaal noloshooda ka raadsanaya nolol aysan u qalmin hadana ladulminayo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.