Home Afsomali Dhageyso Taliska Milatariga somaliya oo soo dhaweeyey saldhiga Milatari ee turkigu ka...

Dhageyso Taliska Milatariga somaliya oo soo dhaweeyey saldhiga Milatari ee turkigu ka dhisteen dalka

Axmed Jimcaale Cirfiid taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya oo ku soo dahweeyay dhigiisa dalka turkiga oo Muqdisho soo gaaray ayaa sheegy in dowladda Turkiga ay doorweyn ka qadatay taakuleynta dadka Soomaaliyeed.

Waxa uu sheegay in Turkiga uu Soomaaliya yimid waqtigii loo baahnaa taas oo aheyd xili Shacabka Soomaliyeed ay heysatay abaar sameysay dadka iyo duunyada.

Sidoo kale waxa uu hadalkiisa intaas raaciyay in Turkigu uu sidoo kale uu k qeyb qaadanayo dhismaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya.

Hadlkaan ayuu sheegay Axmed Jimcaale Cirfiid taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya xili uu  kulan la qaatay taliyaha Guud ee Ciidamada Turkiga Hulusi Akar oo Muqdisho yimid

Hoos Ka Dhageyso Codka taliyaha ciidanka Xoogga dalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.