U fiirsashada Shaqaalaha Qaramada Midoobay ee ku yaal Muqdisho, Soomaaliya
Saaxiibbada Qaaliga ah,
Waxaan helnay digniin amni oo ku saabsan shan baabuur oo looga shakisan yahay inay VBIED , qaraxyo saaran yihiin.
1: Meelaha la beegsan karo:
XAFIISKA RA’IISUL WASAARAHA, Hotellada kala ah Dorbin, Hotel Jazeera, Aaga Debka, Wasaaradda Warfaafinta, Hotel elite, Godka Jilacow , liido Beach Maka Maka Almukarama, Koontaroolada Villa Somalia & Koontaroolka Nisa.
Taariikhaha weerarka suurtogalka ah: sept 5 ama sept 6 7 8, 2021.
Fadlan Jooji booqashada Xafiisyada Dawladda iyo Huteelada la xusay inta lagu jiro maalmaha feejignaanta.
Dhammaan Shaqaaluhu waa inay ka fogaadaan dhaqdhaqaaqa gudaha iyo hareeraha goob kasta oo mudaaharaad ka dhacayo, dhismayaasha dawladda ee aadka u sarreeya, iyo goobaha amniga.
Ka fogow isu imaatinnada goobta iyo mudaaharaadyada!Waa inaan soo sheegnaa dhammaan dhaqdhaqaaqyada laga shakiyo.
Shaqaalaha UN-ka ayaa loo direy fariin tan oo ku qornayd Af-Ingiriisi.