Home Afsomali Digniino iyo qaraxyo  aanan la dhayelsan karin 

Digniino iyo qaraxyo  aanan la dhayelsan karin 

 

Digniino iyo qaraxyo  aanan la dhayelsan karin

J. Alshabab ayaa isku diyaarinaya in ay howlgalo culus ka fuliyaan magaalada Muqdisho. Waxay diyaarisay qaraxyo la xiriira labo gaari oo ay ku jiraan DYNA Canter iyo gaari caasi ah, kuwaasi oo lagu diyaariyay Shabeellaha Hoose. Goobaha la filayo ayaa ah inta u dhexeysa isgoyska Saybiyaano iyo KM4

Sidoo kale waxa ay howlgalo qaraxyo ah ka wadaan Wasaaradaha Arrimaha Gudaha ama Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta, kaasi oo ku bilaaban doona gaadiid walxaha qarxa laga soo buuxiyay.

B. Al-Shabaab ayaa sidoo kale miinooyin ku aasay degmooyinka Hiliwaa, Deyniile,Kaxda iyo Ceelasha Biyaha.

Sidoo kale qaraxyo ismiidaamin ah ayaa lagu qaadi doonaa isgoysyada shaqaalaha gaarka loo leeyahay ee ku yaala goobaha laga qaado City Play, Mr Fruto, Hotel Maansoor, International Restureant.

C. Waxay kaloo Baabuur ku qarxiyeen dhabarka dambe ee Suuqa Xayaat, gaar ahaan Kafee Carbeed ilaa Daarta Deero ee Taleex ilaa Xaaji Baasto.

https://youtu.be/HJsjRehnO6w

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.