Anaa doonta wadee iga dambey maxaad ku duidee
Madaxweyne Xasan Sheekh. “Baydhabo waxa ka dhacay saaka, waa wax aad iyo aad looga murugoodu loogana xumaado. Ma joogno waqtigaan dhexdeena dagaallami lahayn ee waxaan joognaa xiligii aan cadowga iska xoreyn lahayn. Siyaasadda halaga wada hadlo, madaxda joogta hala dhowro kuwa hamigga lehna hala dhowro dadkana halloo turo.”
https://youtu.be/vOYUOr3mdrE