Home Afsomali Diiwaan-gelinta Shirkadaha iyo Bixinta laysimada Ganacsiga Soomaaliya

Diiwaan-gelinta Shirkadaha iyo Bixinta laysimada Ganacsiga Soomaaliya

 

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Md. Cabdicasiis Ibraahim Aadan, ayaa furay kulan horu-dhac ah oo ay Wasaaraddu la yeelatay qeybaha kala duwan ee saxaafadda dalka oo ay u soo bandhigaysay sidoo kale na faham buuxa ka siinaysay sida uu u shaqeeyo Habka Onlaynka ah ee Diiwaan-gelinta Shirkadaha iyo Bixinta laysimada Ganacsiga Soomaaliya oo dhawaan la daah-furi doono.

Ujeedka kulankan, ayaa ahaa sidoo kale ahaa siddii Saxaafadda dalku ay qeyb uga noqon lahayd in bulshada la fahamsiiyo sida uu u shaqeynaayo barnaamijkani maadama ay udub dhexaad u yihiin horumarinta dawladnimada iyo siddii bulshada loo gaadhsiin lahaa xogo iyo war-bixinno dhammeystiran.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.