Nabadoon magaciisa lagu sheegay Sheikh Cali Maxamed cismaan ayaa dabley hubeysani goordhaweyd ku toogteen Magaalada Muqdisho
dilka ayaa u muuqday in uu ahaa mid qorsheysan ayaa lala beegsaday nabadoonka oo si aad ah looga yiqiinay nawaaxiga siliga mareykanka ama jiira mission
Marxuumka ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Sheekh Cali Maxamed Cismaan, waxaana lagu dilay xaafadda Siliga Ameerikaanka ee degmadaasi.
ku lahaa farmashiye lamana oga sababta dilkiisa ka danbeysay iyo dableydii falka dilka ah geysatay oo goobta ka baxsatay