Nin la sdheegay in uu daganaa Xaafada Kaasa bobolaare ayaa hada lagu toogtay goob aan ka fogeyn isgoyska Masaajidka sheikh Cali suufi
meydka qofka la dilay ayaa weli yaal goobti ay ku dileen kooxihii dilka geystay waxaana goobta gaaray ciidamada dowlada oo howlgalo amniga lagu sugayey ka waday tarabuunka kuwaas oo bilaabay baaritaano inkasta oo ay goobta ka baxsadeen dableydii oo aan la aqoonsan
weli lama oga shaqsiga uu ahaa iyo sababta loo toogtay Marxuumka