
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa saakay dil toogasho ku fulisay seddex askari oo horay dilal u geystay waxaa ay kala ahaayeen Cabdullaahi Asad Ismaaciil, oo xaaskiisii dilay Cabdirashiid Axmed Xasan oo nin shacab ah dilay iyo Aadan Cabdi Muumin oo isna askari hore u dilay Fulintan ayaa ka dhacday Barxadda Akadeemiya



.