Home Afsomali Dil toogasho ah oo saaka lagu fuliyey Askar ka tirsaneyd Dowladda oo...

Dil toogasho ah oo saaka lagu fuliyey Askar ka tirsaneyd Dowladda oo Dilal geysatay

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa saaka oo khamiis ah waxaa ay xukun dil toogasho ah ku fulisay Askar ka tirsaneyd ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya, kuwaasi oo horey dilal ugu geystay Askar kale oo ay shaqo wadaag ahaayeen.

Afar ruux ayaa lagu toogtay faraagaha Iskuul Buluusiya, waxaana lagu kala magacaabi jiray

3- Cabdirisaaq Axmed Mukhtaar oo Boliiska ka tirsanaa.

4-  Maxamed Nuur Sheikh Warre oo isna Boliiska ka tirsanaa.

Dhammaan waxa ay hore u dileen Saaxiibbadood Shaqa wadaaga ay ahaayeen, sida ay sheegtay Maxkamadda ciidamada qalabka sida.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.