Home Afsomali Diyaarad Goordhow Ku dhacday Muqdisho oo aan wax dhiamsho ah Geysan

Diyaarad Goordhow Ku dhacday Muqdisho oo aan wax dhiamsho ah Geysan

Diyaarad Nuuca drown-ka ah oo aan duuliyaha laheyn ayaa goordhow ku soo dhacday qeybo ka mid ah degmada Yaaqshiid ee Gobolka Benaadir.

Diyaarada ayaa ku dul dhacday goob banaan ah oo kutaala Xaafada Ceymiska ee Degmadaasi,sida ay Dalsan u sheegeen dad Goobjoogayaal ah.

Wararka ayaa waxa ay intaasi ku darayaan in  Guryo ka sameysan Jiingado oo ka agdhawaa goobta ay qaar ka mid ah khasaaro aad u yar ka soo gaaray, Mana jiro wax khasaaro nafeed h oo ka dhashay Diyaarada drown-ka ee ku dhacday Xaafada Ceymiska ee degmada Yaaqshiid

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.