Home Afsomali Diyaarad si luga la,aan ah ku dagtay garoon ku yaal dalka...

Diyaarad si luga la,aan ah ku dagtay garoon ku yaal dalka Kenya iyo sababta aqriso

diyaarad

Diyaarad Kuwa  xamuulka Qaada ah  oo  ka kacday Garoonka Diyaaradaha Caga dhigtaan ee Magaalada Muqdisho ayaa goordhaweyd  Shil ku gashay Gudaha garoonka Joma Kenyatta Air Port ee magaalada Nairobi.

Saraakiisha Cidiamada socdaalka ee Garoonka ayaa warbaahinta u sheegtay inay si diyaaradu si lugo la.aan ah  ah ugu soo degtay Gagida diyaraha ka dib ,markii ay soo wajahday cillad sababtay inay Cagaha lasoo bixi weydo.

Diyaarada oo aheyd kuwa xamuulka qaada ayaa waxaa saarnaa ilaa 4 ruux waxaana warku intaa ku darayaa in  Diyaaradda ayaanay waxba ka soo gaarin shilkaas, iyada oo si KMG ah loo hakiyay howlihii Garoon, oo u badnaa duullimaadyadii imanayay halkaasina loo weeciyay Garoomada Diyaaradaha Mombasa iyo melo kale.

Maamulka garoonka iyo Dowlada Kenya wax faahfaahin ah kama bixin sababta ka dambeysay cilladda,waxaan soconaya baaritaanno la xiriira shilkaas iyo sababti keentay.

Dhanka youtube ka linkiga hoose 

https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.