https://www.facebook.com/www.somalisan.net/videos/2356847714626952/
Diyaaradaan waxaa lagu qabtay wadanka chad iyadoo sidda caruur oo kaliya lamana oga halka ay ku socoto.
Caruurta diyaarada ku jiray ayaa laga soo qaaday wadamada kala ah Niger, Nigeria, Mali, Togo, Kameron iyo chad taasoo loo malaynayo si looga saarto kalyaha beerka iyo wadnaha.
Xasbiyalaahu wanicmal wakiil