Home Afsomali Diyaaradee ku budhbudhay Garoonka Aadan-Cadde

Diyaaradee ku budhbudhay Garoonka Aadan-Cadde

Mid kamid ah Diyaaradaha Shirkadda Jubba Airways ayaa Maanta  ku burburtay Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee magaalada Muqdisho xilli ay soo cagadhiganeysay dhabaha Garoonka.

Diyaaradda oo ka timid Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa waxaa saarnaa 33 qof oo rakaab ahaa, kuwaas ooo la sheegay in Dhammaantood laga soo badbaadiyay, mana jiro qasaare ah dhaafsiisan burburka diyaaradda.

Goobjoogayaal lahadlay Wakaaladda Wararka SONNA ayaa sheegay in ay arkayeen diyaaradda oo Mid kamid ah Baalasheeda dhulka ku dhufsatay kadibna kabaxday Dhabaha ay kusoo dageysay.

Wali waxaa socda Gudrmadka, wixii faahfaahin dheeraad ah kala soco radiorisaala.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.