Home Afsomali Dood cilmiyeed ku saabsan doorashooyinka oo loo qabtay doorka dadka...

Dood cilmiyeed ku saabsan doorashooyinka oo loo qabtay doorka dadka naafada ( DAAWO SAWIRADA )

Dood cilmiyeed ku saabsan doorashooyinka oo loo qabtay dadka naafada

Hayada EISA oo ka shaqeeysa doorashooyinka ayaa soo abaabushay dood cilmiyeed ku saab san doorka dadka naafada ay ku leyahiin dorashooyinka xildhiban iyo mida madaxweyen ee dalka somaliyed. kulankan 2 maalin soconaye ayaa waxaa ka soo qeeyb galay qeybaha dadka naafada somaliyed

Dadkii ka soo qeeyb galay dooda ayaa ka dooday qodobadan soo socodo

1 doorka dadka naafada doorashooyinka ay ky leeyahiin

2 qoondada dadka naafada hoowlwadeynada doorashada

3 qoondada dadka naafada musharaxinta iyo codbixiyeyaasha

 

Maalintii labaad ayaa dadka naafada waxaay falanqeeyn ku sameyeen dooda maalinta 1aad iyaga oo soo saaray qodobo ay u arkeyn in ka turjumikara waxa dadka naafada ay tabanayaan. Waxana soo saareeyn war saxaafaded 3 qodob ka kooban kaa ah soojeedin dabayaal 3 qodo ee laga dooda malintii 1aad.

  1. In dadka naafada ay abaabul xoogan u sameyaan sida ay ka qeeyb galilahayeen dowalda iyo doorashooyinka
  2. In dadka naafada at helaan qoondo:- gudiyada doorashooyinka, Gudiga Xaquuqul insaanka, Ergada wax dooraneyso, odeyasha waxa soo xulayo iyo musharaxiinta doorashooyinka xildhibaan iyo madaxweyne
  3. In dastuurka dalka lagu daro qodobo muujinayo xaquuqda dadka naafada  iyo loo sameeyo qoondo shaci dajinta dadka naafada u gaar a

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.