Home Afsomali Doon hub cul culus ku raran yahay oo la qabtay

Doon hub cul culus ku raran yahay oo la qabtay

Waxaa laga soo diray Imaaraadka waxaana loo qorsheeyay in uu u diro Daish Puntland. UAE waxay si toos ah ula dagaallamayaan dadka Soomaaliyeed iyo dowladda.

Waxaa la qabtay ciidamo ilaaliya burcad badeedda ee Ajaanibta ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.