Home Afsomali Doorashada Aakhiru samaanka ee koofur galbeyd Somalia

Doorashada Aakhiru samaanka ee koofur galbeyd Somalia

Ex Madaxweynihii Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya  Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa iska casilay Xilkii Madaxweynaha, isagoo sidoo kale ka tanaasulay u tartamida Xilka Madaxweynaha Maamulkaas.

Shariif-ka oo shir Jaraa’id ku qabtay Magaaladda Baydhabo ayaa sheegay in uu u tanasulay Ummadda Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Guddoomiyaha Baarlamaanka C/Qaadir Shariif Sheekhuna Maye ayaa si KMG ah xilka madaxweynaha usii hayn doona, waxaana la filayaa in doorashada Koonfur Galbeed ay ku dhacdo waqtigii loogu talo-galay.

Go’aanka uu qaatay Shariif Xasan ee uu iskaga casilay Xilkii Madaxweynaha Koonfur galbeed, sidoo kalena kaga tanaasulay u tartamida Xilka Madaxweynaha Maamulkaas waa go’aan geesinimo leh oo soo dhaweyn mudan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.