Home Afsomali Doorashada Kuraastii ugu Dambeesay ee taallay Koonfur Galbeed oo la shaaciyay

Doorashada Kuraastii ugu Dambeesay ee taallay Koonfur Galbeed oo la shaaciyay

Guddiga maamulka doorashada heer dowlad goboleed Koonfur Galbeed ayaa shaaciyay doorashada kuraastii ugu dambeeysay ee taallay magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulkaasi.

Maamulka Koonfur Galbeed ayaana soo gabagabeenaya doorashada xildhibaanada gollaha shacabka kahor 15-ka bishan oo mar kale loo ballamay in lagu soo gabagabeeyo doorashada Xildhibaanada gollaha shacabka.

Qoraal kasoo baxay guddiga doorashada Koonfur Galbeed ayeyna ku shaaciyeen doorashada todobada kursi ee ugu dambeesay ee taalla Baydhabo, kuwaa oo la filayo in dhawwaan lagu doorto magaaladaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.