Home Afsomali Dowlada Fadaraalka oo klaa eriday qaarna xabsiga dhigtay Banaanbaxayaal hor leh oo...

Dowlada Fadaraalka oo klaa eriday qaarna xabsiga dhigtay Banaanbaxayaal hor leh oo Muqdisho ku mudaaharaaday 

Banaan baxaan oo ka dhacay afaafka hore ee Madaxtooyada fila soomaaliya oo xarun u ah dowlada ayaa waxaa ay siteen boorar lidi ku ah dowlada waxaana ay ku dhawaaqayeen ereyo ay dhibsadeen ciidanka dowlada

Banaanbaxaan ayaa ahaa mid looga Cabanayey Xariga qalbi dhagax

in mudo ah ka dib ayaa ciidanka dowladu goobta soo gaareen waxaana banaanbaxayaasha lagu amrey in ay joojiyaan isu soo baxa kuwaas oo ka dhaga adeyga waxaana markii danbe ciidanku adeegsadeen awood milatari

qaar ka mid ah dadkii banaanbaxayey ayaa la qabqabtay waxaana loo dhaadhiyey saldhiga ciidanka bolice-ka halkaa oo su.aalo lagu weydiinaayo.

hanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.