Home Afsomali Dowlada hindiya oo si rasmi ah dil toogasho ugu xakuntay dhalinyaraii dalkeeda...

Dowlada hindiya oo si rasmi ah dil toogasho ugu xakuntay dhalinyaraii dalkeeda ku xireyd iyo dowlada oo canbaareysay

Maxkamad ku taala dalka Hindiya ayaa dil ku xukuntay dhalinyaro  Soomaali ah, kuwaasoo ka mid ahaa 119 qof oo horay dowladda Hindiya u sheegtay inay ahaayeen burcad badeed.

Sanadihii u dambeeyay ayaa xabsiyo ku yaal Hindiya waxaa ku jiray dhalinyaro Soomaali ah oo lagu eedeeyay burcad badeed, waxaana qaar ka mid ah ay u dhinteen cuduro ay ka mid yihiin Qaaxadda.

R.W Cumar“Kuma Qanacsanin Xukunka dilka ah ee India ay ku riday dhalinyaradda Soomaaliyeed , waana kala hadli donaa “

Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.