Home Afsomali Dowlada maraeykanka ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in ay liiska argagixisada...

Dowlada maraeykanka ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in ay liiska argagixisada ka saartay Afhayeenkii hore ee Alshabaab Sheekh Muqtaar roobow cali ( Abuu mansuur )

Dowlada maraeykanka ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in ay liiska argagixisada ka saartay Hogaami ku xigeenkii Xarakada Alshabaab Sheekh Muqtaar roobow cali ( Abuu mansuur )

Sheikh Muqtar ayaa xilal kala duwan ka soo qabtay maamulkii Maxaakiimta iyo xarkada Alshabaab.

Sheikh Muqtaar ayaa horey ugu jiray shaqsiyaadka mareykanku ku daray liiska Argagixisada waxaana madaxiisa la duldhigay 5 milyan oo doolar.

qoraal kooban oo ka soo baxay wasaarada arimaha dibadda ee mareykanka ayaa lagu sheegay in muqtaar roobo abuu mansuur uu ka soo laabtay fikirkiisii hore isla markaana uu qaatay nabad kuwa noolaasho

markii mareykanku ku darey liiska argagixisada ayaan weydiiyey sida uu u arko in mareykanku ku darey liiska argagixisada wuxuuna iigu jawaabay waa ku faraxsanahay in gaalada aan argagax galiyo ayna igu daraan liskooda waayo Muslimka ayey neceb yihiin ane gaalada ayaan necbahay.

Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.