Home Afsomali Dowlada Qadar oo dib u soo nooleyneysa Adeegyadii shiradii diyaaradaha ee ...

Dowlada Qadar oo dib u soo nooleyneysa Adeegyadii shiradii diyaaradaha ee Somali Airlines

Dowlada Qatar oo Soomaaliya ugu Deeqeysa Diyaarad Rakaab Airbus

Dowlada Qatar ayaa lagu Wadaa in ay Soomaaliya ugu Deeqdo Diyaarad rakaab oo Nooceedu uu yahay Airbus oo ku shaqeyn Doonta Magaca Shirkadda Soomaali Airline , waxaana la filayaan in Heshiiska ay Saxiixaan Madaxweyanaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo haatan ku sugan Dalka Qatar iyo Amiirka Qatar waxaana Goob Joog ka Noqon doona Gudoomiyaha Cusub ee Shirkadda Soomaali Airline Maxamuud Xaaji Cilmi ( Xaaji Dhagax) sidaan ku helney Ilo Xog Ogaal ah

Diyaaradaan oo oo loogu Tala gashey in ay Daabusho Xujeyda Somaaliya ee Sannadkaan ayaa waxaa Isweydiin Mudan sida la isku waafajin doona Maadaama Diyaarada ay Bixisey Dowlada Qatar oo Colaad kala dhaxeyso Dowlada Sacuudi hadaba Hadaba soo laabashada Shirkadda Soomaali Airline waa Guul u soo Hoyatey Shacabka Soomaaliya Mudo 27 Sanno ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.